Lacag dhan $100 milyan oo wax looga qabanayo dhibaato ka jirta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo la fasaxay

Malaayiin qof oo kunool waddamo badan oo caalamka ku yaalla gaar ahaan qaarada Afrika ayaa xilligan wajahaya gaajo daran iyo dhibaatooyin kale oo ka dhashay abaarta ku dhufatay waddamadaasi qaarkood. Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka xilligan ay ka jirto abaarta saameesay dad iyo duunyo badan, waxaana abaarta ka jirta Soomaaliya sababtay in dad badan ku … Continue reading Lacag dhan $100 milyan oo wax looga qabanayo dhibaato ka jirta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo la fasaxay